Events - Ogeysiinta

2019 Annual BBQ Event ANNOUNCEMENT: The annual Somali Community BBQ Event is coming up on the long weekend of Saturday June 29th 2019 at Waterloo Park from 12:00 PM - 8:00


Somali Language School for KG - Grade 12 students is now open every Sataurday from 9:00AM-To-11:30AM. Location is Forest Heights Collegiate Institute (255 Fischer-Hallman Road Kitchener).

Iskuulka afsoomaaliga ee KG ilaa Fasalka 12 hada wuu furan yahay subax kasta oo sabti ah 9:00AM ilaa 11:30AM.
Goobta: Forest Heights Collegiate Institute 255 Fischer-Hallman Road Kitchener.

Videos
* 2012 High School Grad. & Caltural Event
*
Community BBQ 2011
* Ramadan Soccer Game

2nd Annual SCAWR soccer Tournament - May 2013 President Message

Friday July 29 - Somalia Drought victims fund raising - After prayer - ***(Past)***

Waxaan dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee Waterloo ku nool ogeysiinaynaa in Jimcaha July 29 loo aruurinayo deeq lacag ah oo loo aruurinayo musiibada Soomaaliya ku habsatay. Waxaa laga aruurinya masjid Kitchener iyo kan waterloo.

Waxaa lacagta laga aruurinyaa dhamaan Muslimiinta Waterloo. Waxaa kale oo la qaban qaabinayaa in cunto la la gado.

Fadlan walaalihiina masiibadu ku habsatay way idiin baahanyihiin ee si hagar la'aan ah wax ugu qabta.


Member Login
Email:

Password:

Signup - Isdiiwaan gali
Forgot Password - Ma xasuusto Furaha


Homework Assistant Program
A R Kaufman Public School (11 Chopin Drive Kitchener) and and Laurenntian Public School (777 Westmount Rd E, Kitchener) Tuesday and Thursdays from 6:30pm - 8:30pm - Oct. 1 to June 20


Barnaamijka cawimaada waxbarasho




Youth Sports Program


Queensmount Public School
Saturday/Sabtida - 7:30PM - 10:30PM



Somali Language School
Forest Heights Collegiate Institute (255 Fischer Hallman Road, Kitchener)Saturdays/Sabtida - 9:00AM - 11:30AM - Starting Saturday Sept. 15

General Site Terms: Somali community website, kitchener somali community, waterloo somali comminity, soomaalida kitchener, soomaalida waterloo, canada somali community, somali canadian, kitchener somali businesses, canada somali businesses, ontario somali businesses