Events - Ogeysiinta

2019 Annual BBQ Event ANNOUNCEMENT: The annual Somali Community BBQ Event is coming up on the long weekend of Saturday June 29th 2019 at Waterloo Park from 12:00 PM - 8:00


Somali Language School for KG - Grade 12 students is now open every Sataurday from 9:00AM-To-11:30AM. Location is Forest Heights Collegiate Institute (255 Fischer-Hallman Road Kitchener).

Iskuulka afsoomaaliga ee KG ilaa Fasalka 12 hada wuu furan yahay subax kasta oo sabti ah 9:00AM ilaa 11:30AM.
Goobta: Forest Heights Collegiate Institute 255 Fischer-Hallman Road Kitchener.

Videos
* 2012 High School Grad. & Caltural Event
*
Community BBQ 2011
* Ramadan Soccer Game

2nd Annual SCAWR soccer Tournament - May 2013 President Message

SCAWR AGM May 4 2013 from 3-5pm at Laurentian Public School

Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Waterloo

Ujeeddo: Doorashada Guddiga Maamulka

Waxaan dhamaan xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed la socisiineynaa in la qaban doono doorashadii xubnaha maamulka (Board of Directors), sidaas daraadeed, cidkasta oo dooneysa in la doorto amase wax doorato waa iney bixisaa lacagta dhigaalka ah ee ah $30 (sodon).

Taariikhda Doorashadda: Maalinta Sabtida May 4, 2013

Goobta Doorashadda: Laurentian Public School (777 Westmount Rd E, Kitchener, ON)

Waqtiga: Saacaadda 3:00pm illaa 5:00pm
Qofkii doonaya inuu ka mid noqdo gudiga cusub waa inuu magaciisa u soo gudbiyaa xubnaha guddiga doorashada ee hoos ku qoran.
Axmed Geeddi
Ali Abdi
Abdi Bootaan

Lacagta registration waxaa loo dhiibi karaa Xassan Karshe ama Cali Cabdi.



Member Login
Email:

Password:

Signup - Isdiiwaan gali
Forgot Password - Ma xasuusto Furaha


Homework Assistant Program
A R Kaufman Public School (11 Chopin Drive Kitchener) and and Laurenntian Public School (777 Westmount Rd E, Kitchener) Tuesday and Thursdays from 6:30pm - 8:30pm - Oct. 1 to June 20


Barnaamijka cawimaada waxbarasho




Youth Sports Program


Queensmount Public School
Saturday/Sabtida - 7:30PM - 10:30PM



Somali Language School
Forest Heights Collegiate Institute (255 Fischer Hallman Road, Kitchener)Saturdays/Sabtida - 9:00AM - 11:30AM - Starting Saturday Sept. 15

General Site Terms: Somali community website, kitchener somali community, waterloo somali comminity, soomaalida kitchener, soomaalida waterloo, canada somali community, somali canadian, kitchener somali businesses, canada somali businesses, ontario somali businesses