Events - Ogeysiinta

2019 Annual BBQ Event ANNOUNCEMENT: The annual Somali Community BBQ Event is coming up on the long weekend of Saturday June 29th 2019 at Waterloo Park from 12:00 PM - 8:00


Somali Language School for KG - Grade 12 students is now open every Sataurday from 9:00AM-To-11:30AM. Location is Forest Heights Collegiate Institute (255 Fischer-Hallman Road Kitchener).

Iskuulka afsoomaaliga ee KG ilaa Fasalka 12 hada wuu furan yahay subax kasta oo sabti ah 9:00AM ilaa 11:30AM.
Goobta: Forest Heights Collegiate Institute 255 Fischer-Hallman Road Kitchener.

Videos
* 2012 High School Grad. & Caltural Event
*
Community BBQ 2011
* Ramadan Soccer Game

2nd Annual SCAWR soccer Tournament - May 2013 President Message

Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka “Waterloo” waxaa lagu wargalinayaa.
1. In barnaamajka barashada Afsoomaaliga ee sano-dugsiyeedka 2011 – 2012 la bilaabi doono Sebtembar 17, 2011 (Maalin Sabti ah).
Dugsiga barnaamajka lagu dhigo waa Forest Heights Collegiate Institute ( 255 Fisherhallman Kitchener )

2. In xafladdii xiritaanka barnamajka, oo ahayd June 18, 2011 laga soo daynayo Universal TV iyo Muuqaalka Soomaalida maalinta Axada Sebtember 4, 2011 @11:00am iyo maalinta Arbacada Sebtember 7, 2011 @ 9:00am.

“Muuqaalka Soomaalidu wuxuu kasoo galaa channel ka OMNI TV saacadu markay tahay 11am (subaxnimo) – Daawasho wacan!

Wixii faah faahin dheeraad ah ee la xiriira dugsiga afsoomaaliga, fadlan kala xiriira:
Ahmed Geddi (519) 570-9922
Abdulqadir Goodir (226) 789-0577
Osman Mohamud (519)722-2310


Member Login
Email:

Password:

Signup - Isdiiwaan gali
Forgot Password - Ma xasuusto Furaha


Homework Assistant Program
A R Kaufman Public School (11 Chopin Drive Kitchener) and and Laurenntian Public School (777 Westmount Rd E, Kitchener) Tuesday and Thursdays from 6:30pm - 8:30pm - Oct. 1 to June 20


Barnaamijka cawimaada waxbarasho




Youth Sports Program


Queensmount Public School
Saturday/Sabtida - 7:30PM - 10:30PM



Somali Language School
Forest Heights Collegiate Institute (255 Fischer Hallman Road, Kitchener)Saturdays/Sabtida - 9:00AM - 11:30AM - Starting Saturday Sept. 15

General Site Terms: Somali community website, kitchener somali community, waterloo somali comminity, soomaalida kitchener, soomaalida waterloo, canada somali community, somali canadian, kitchener somali businesses, canada somali businesses, ontario somali businesses